Jaamacadda Abaarso Tech – Hargeisa, Somaliland | Warar

Jaamacadaha iyo tacliinta sare
Jaamacadaha iyo tacliinta sare

Jaamacadda Abaarso Tech

Abaarso Tech University

Gaar loo leeyahay

Ku saabsan

Jaamacad gaar ah oo bilaabatay Janaayo 2010 iyadoo leh 23 arday, hadda-na leh xarumo ku yaal Hargeysa, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo. Waa machad ka duwan Dugsiga Abaarso.

Barnaamijyada

Caafimaadka iyo qalliinka, kalkaalinta, umulisnimada, caafimaadka bulshada, shaybaarka caafimaadka, injineeriyada software-ka iyo madaniga, naqshadaynta dhismaha, ICT, sharciga, waxbarashada, xisaabaadka iyo maaliyadda

Hay’ado kale oo ku yaal Hargeisa