Jaamacadda Badda Cas – Bosaso, Puntland | Warar

Jaamacadaha iyo tacliinta sare
Jaamacadaha iyo tacliinta sare

Jaamacadda Badda Cas

Red Sea University

Gaar loo leeyahay

Ku saabsan

Jaamacad gaar ah oo aan faa'iido doon ahayn, oo Boosaaso ka furantay 2008; waxay sheegtaa in ay leedahay toddoba kulliyadood, waxayna maamushaa xarun gargaar sharci.

Barnaamijyada

Caafimaadka iyo sayniska caafimaadka, shareecada iyo sharciga, dhaqaalaha iyo maamulka, kombiyuutarka, waxbarashada, aadaabta iyo cilmiga bulshada, caafimaadka xoolaha

Hay’ado kale oo ku yaal Bosaso