Ku saabsan
Waxay 2010 ku bilaabatay machad ahaan, 2016-na waxay noqotay jaamacad. Xarunteeda weyn waxay ku taal Boosaaso, waxayna xarumo kale ku leedahay Gaalkacyo iyo Laascaanood.
Sahal University
Gaar loo leeyahayWaxay 2010 ku bilaabatay machad ahaan, 2016-na waxay noqotay jaamacad. Xarunteeda weyn waxay ku taal Boosaaso, waxayna xarumo kale ku leedahay Gaalkacyo iyo Laascaanood.
Dhaqaalaha iyo maamulka, ICT iyo kombiyuutarka, waxbarashada, sayniska caafimaadka, sharciga, aadaabta iyo cilmiga bulshada