Jaamacadda Culuumta Caafimaadka – Bosaso, Puntland | Warar

Jaamacadaha iyo tacliinta sare
Jaamacadaha iyo tacliinta sare

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka

University of Health Sciences (UOHS)

Gaar loo leeyahay

Ku saabsan

Jaamacad ku takhasustay caafimaadka oo 2000 ka bilaabatay Boosaaso iyadoo ah machad caafimaad, 2003 noqotay kulliyad, 2012-na dowladda Puntland siisay heer jaamacadeed.

Barnaamijyada

Caafimaadka iyo qalliinka, kalkaalinta, umulisnimada, farmashiyaha, shaybaarka caafimaadka, caafimaadka bulshada, cilmiga cuntada iyo nafaqada, raajada

Hay’ado kale oo ku yaal Bosaso